Galmudug Journalists Association GALJA

Mission

The GALJA Initiative works towards the establishment of a free and professional media in Galmudug. The goals of those who seek reform and peace in Galmudug, regardless of their political stance, want a healthy and active civil society, freedom of thought and expression, tolerance of different perspectives, fair elections, and transparent and fair governance. Good media can help create this change

Our Mission

Our Vission

Media realizes its capacity in executing its activities within its ethical norms hence exercise freedom of expression in a fearless atmosphere. The vision of GALJA is a Galmudug in which all media and all persons can and will express themselves freely with absolutely no fear or threat of interference, reprisal or violation by any force

1

Media Houses

100

Professional Jornalists

100

Audience

Our team

Mohamud Osman Abdulle

Xoghayaha guud ee Galmudug Journalists Association

Ahmed Abdullahi Ali

Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Galmudug 

Ayanle Abdullahi Jama

Gudoomiye ku xigeenka ururka Saxafiyiinta Galmudug

Our latest news

Ururka Saxafiyiinta Galmudug-GALJA, oo 20 saxafi oo ka kalayimid qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Galgaduud, oo tababar ku saabsan xaquuqda aadanaha ugu qabtay Magaalada dhuusamareeb caasimada Galmudug.

Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA), oo kaashanaya Xafiiska Taageerada QM ee UNSOM gaar ahaan xafiiska Xuquuqda Aadanaha iyo Hay’adda UNICEF, ayaa maanta 20 saxafi oo ka kalayimid qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Galgaduud, tababar ugu qabtay Magaalada dhuusamareeb caasimada Galmudug.Tababarkan oo kor loogu qaadayo xirfadlayaasha warbaahinta Casiriga ah kuna saabsan…
Galkacyo 25 Suxufi oo loogu qabtay tababar ku saabsan doorka Warbaahintu ku leedahay wax ka qabashada Takoorka ka dhanka ah dadka laga tirada badan yahay iyo kooxaha la haybsooco.

Galkacyo -Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA), oo kaashanaya Xafiiska Taageerada QM ee UNSOM gaar ahaan xafiiska Xuquuqda Aadanaha iyo Hay’adda UNICEF, ayaa maanta soo qabanqaabiyay tababar labo maalmood soconaya oo ay ka qeybgalayaan 25 suxufi oo ka mid Wariyaasha ka howlgala Gobolka Mudug. Tababarkan ayaa waxaa diiradda lagu saarayo doorka Warbaahintu…
Ururka Suxufiyiinta Galmudug waxa uu u taaganyahay difaacida xaquuqda suxufiyiinta.

Ururka Suxufiyiinta Galmudug -Galja waxa uu markasta u taaganyahay difaaca iyo u qareemida xaquuqda Wariyaasha iyo warbaahinta Galmudug. Ururka Suxufiyiinta Galmudug -Galja Waxa uu ka soo horjeeda waxkasta oo lid ku ah xoriyada iyo madaxbanaanida hadalka, goobkasta iyo goorkasta. midnimada iyo wada jirka warbaahinta madaxa banaan waa mida kaliya ee…
1 2 3 4