Galmudug Journalists Association GALJA

Mission

The GALJA Initiative works towards the establishment of a free and professional media in Galmudug. The goals of those who seek reform and peace in Galmudug, regardless of their political stance, want a healthy and active civil society, freedom of thought and expression, tolerance of different perspectives, fair elections, and transparent and fair governance. Good media can help create this change

Our Mission

Our Vission

Media realizes its capacity in executing its activities within its ethical norms hence exercise freedom of expression in a fearless atmosphere. The vision of GALJA is a Galmudug in which all media and all persons can and will express themselves freely with absolutely no fear or threat of interference, reprisal or violation by any force

1

Media Houses

100

Professional Jornalists

100

Audience

Our team

Mohamud Osman Abdulle

Xoghayaha guud ee Galmudug Journalists Association

Ahmed Abdullahi Ali

Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Galmudug 

Ayanle Abdullahi Jama

Gudoomiye ku xigeenka ururka Saxafiyiinta Galmudug

Our latest news

Isutagga Suxufiiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo hambalyeyay ururka GALJA

Isutagga Suxufiiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo hambalyeyay ururka GALJA

Isutagga Suxufiiinta Soomaaliyeed ee FESOJ waxaa uu hambalyaynayaa Suxufiyiinta Galmudug oo samaysatay Urur madax banaan oo ka shaqeeya danahooda ee Dawlad goboleedka Galmudug. Xoghayaha guud ee ururka FESOJ Faarax Cumar iyo Gudoomiye Abaadir Cabduqaadir ayaa muujiyay inay garab taagan yihiin suxufiyiinta Galmudug ee dhistay urur ayaga ay leeyihiin. Madaxda FESOJ…
NUSOJ oo soo dhawaysay ururka GALJA

NUSOJ oo soo dhawaysay ururka GALJA

Ururka qaranka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee (NUSOJ) wuxuu hambalyo u dirayaa hogaanka iyo xubnaha ururka saxafiiinta Galmudug ee (GALJA).Xubnaha NUSOJ waxay guul iyo horumar u rajaynayaan hogaanka cusub ee GALJA, waxayna u xaqiijinayaan inay wada shaqayn dhow la yeelan doonaan.NUSOJ waxaa kale oo ay bogaadinaysaa guddiga qaban qaabada shirweynaha weriyeyaasha Galmudug…
Ururka suxufiyiiinta Galmudug oo  doortay hogaan cusub

Ururka suxufiyiiinta Galmudug oo doortay hogaan cusub

Ururka suxufiyiiinta Galmudug oo doortay hogaan cusub. 25 -2022 Shirweynihii Koowaad ee Ururka Suxufiyiinta Galmudug ee GALJA ayaa Maantay lagu doortay hoggaan cusub oo Kumeel gaar ah. Ergooyinka 30 xubnood oo ka kala yimid Degmooyinka Galmudug ayaa doortay xubnaha hogaanka ururka oo mudo sanad ah hogaamin doona Ururka suxufiyiinta Galmudug,…
1 2 3 4