Ururka Suxufiyiinta Galmudug -Galja waxa uu markasta u taaganyahay difaaca iyo u qareemida xaquuqda Wariyaasha iyo warbaahinta Galmudug.

Ururka Suxufiyiinta Galmudug -Galja Waxa uu ka soo horjeeda waxkasta oo lid ku ah xoriyada iyo madaxbanaanida hadalka, goobkasta iyo goorkasta.

midnimada iyo wada jirka warbaahinta madaxa banaan waa mida kaliya ee xoojineysa madaxbanaanida iyo xoriyada saxaafada.