Xog-hayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug Mohamud Osman Abdulle iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa Maanta Tabar Ku saabsan Tiiraanyo Bixinta uga Furay Wariyaasha Ka howlgala Magaalada madaxda Galamudug Dhuusamareeb.

Tabarkaan ayaa Waxaa soo Agaasimay SWJO.

Wariyaasha ayaa ah Kuwa ugu badan oo ay saameyso Tiiraanyada , taas oo Ka timaada dhinacyo Kala Duwan sida , Dilalka , Qaraxyada , Xabsiyada , Handadaada IWM.

Tabarkaan ayaa wariyaasha waxa Uu u leeyahay muhiimad gaar ah waayo Inta badan wariyaasha ayaa ah Kuwa soo tabiya dhibaatada ka dhaca Gudaha dalka..

Sawiro