admin, Author at Galmudug Journalists Association GALJA https://galja.so/author/admin/ Wed, 07 Aug 2024 08:43:18 +0000 en-US hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.6.1 https://i0.wp.com/galja.so/wp-content/uploads/2024/08/cropped-301544756_103301655847744_2220575764640360100_n__1_-removebg-preview-1.png?fit=32%2C32&ssl=1 admin, Author at Galmudug Journalists Association GALJA https://galja.so/author/admin/ 32 32 214622059 Ururka Saxafiyiinta Galmudug-GALJA, oo 20 saxafi oo ka kalayimid qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Galgaduud, oo tababar ku saabsan xaquuqda aadanaha ugu qabtay Magaalada dhuusamareeb caasimada Galmudug. https://galja.so/2024/08/07/ururka-saxafiyiinta-galmudug-galja-oo-20-saxafi-oo-ka-kalayimid-qaar-ka-mid-ah-degmooyinka-gobolka-galgaduud-oo-tababar-ku-saabsan-xaquuqda-aadanaha-ugu-qabtay-magaalada-dhuusamareeb-caasimada-galmu/ https://galja.so/2024/08/07/ururka-saxafiyiinta-galmudug-galja-oo-20-saxafi-oo-ka-kalayimid-qaar-ka-mid-ah-degmooyinka-gobolka-galgaduud-oo-tababar-ku-saabsan-xaquuqda-aadanaha-ugu-qabtay-magaalada-dhuusamareeb-caasimada-galmu/#respond Wed, 07 Aug 2024 08:43:05 +0000 https://galja.so/?p=312 Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA), oo kaashanaya Xafiiska Taageerada QM ee UNSOM gaar ahaan xafiiska Xuquuqda Aadanaha iyo Hay’adda UNICEF, ayaa maanta 20 saxafi oo ka kalayimid qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Galgaduud, tababar ugu qabtay Magaalada dhuusamareeb caasimada Galmudug.Tababarkan oo kor loogu qaadayo xirfadlayaasha warbaahinta Casiriga ah kuna saabsan hormarinta xaquuqda aadanaha. Tababarka waxaa […]

The post Ururka Saxafiyiinta Galmudug-GALJA, oo 20 saxafi oo ka kalayimid qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Galgaduud, oo tababar ku saabsan xaquuqda aadanaha ugu qabtay Magaalada dhuusamareeb caasimada Galmudug. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA), oo kaashanaya Xafiiska Taageerada QM ee UNSOM gaar ahaan xafiiska Xuquuqda Aadanaha iyo Hay’adda UNICEF, ayaa maanta 20 saxafi oo ka kalayimid qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Galgaduud, tababar ugu qabtay Magaalada dhuusamareeb caasimada Galmudug.
Tababarkan oo kor loogu qaadayo xirfadlayaasha warbaahinta Casiriga ah kuna saabsan hormarinta xaquuqda aadanaha.

Tababarka waxaa ka soo qeybgalay Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Galmudug, Maxamuud Cismaan Cabdulle, Wasiirka kuxigeenka Warfaafintya Galmudug Xuseen Xersi Faarax iyo agaasimaha Tababarada Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Xasan Cabdiraxamaan Fantistic.

Ugu horeyn, Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Galmudug Maxamuud Cismaan Cabdulle ayaa soo dhaweeyay wariyaasha iyo ka qeybgalayaasha shirka Isagoo ka hadlayay ahmiyadda uu leeyahay tababarkaan waxa uuna ku booriyayay wariyaasha ka faa’iideysanaya tababarkan si looga mira dhalinyo hormarinta difaaca xaquuqda aadanaha.

Tababarkan waxaa daah-furay , Wasiirka kuxigeenka Warfaafintya Galmudug Xuseen Xersi Faarax isagoona soo dhaweeyay dadaalka Ururka saxafiyiinta Galmudug ugu jiraan kor u qaadista xaquuqda aadanaha wuxuuna ku bogaadiyay in warbaahinta casrigaa ay kawanagsantahay warbaahintii hore marka la eego xaquuqda aadanaha iyo u qareemista bulshada.

Ugu danbeyntii waxaa loo mahadceliyay Hay’adaha UNSOM iyo UNICEF oo suurtagaliyay qabsoomida Tababarkaan qiimaha badan

The post Ururka Saxafiyiinta Galmudug-GALJA, oo 20 saxafi oo ka kalayimid qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Galgaduud, oo tababar ku saabsan xaquuqda aadanaha ugu qabtay Magaalada dhuusamareeb caasimada Galmudug. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2024/08/07/ururka-saxafiyiinta-galmudug-galja-oo-20-saxafi-oo-ka-kalayimid-qaar-ka-mid-ah-degmooyinka-gobolka-galgaduud-oo-tababar-ku-saabsan-xaquuqda-aadanaha-ugu-qabtay-magaalada-dhuusamareeb-caasimada-galmu/feed/ 0 312
Galkacyo 25 Suxufi oo loogu qabtay tababar ku saabsan doorka Warbaahintu ku leedahay wax ka qabashada Takoorka ka dhanka ah dadka laga tirada badan yahay iyo kooxaha la haybsooco. https://galja.so/2024/08/04/galkacyo-25-suxufi-oo-tababar-ku-saabsan-doorka-warbaahintu-ku-leedahay-wax-ka-qabashada-takoorka-ka-dhanka-ah-dadka-laga-tirada-badan-yahay-iyo-kooxaha-la-haybsooco/ https://galja.so/2024/08/04/galkacyo-25-suxufi-oo-tababar-ku-saabsan-doorka-warbaahintu-ku-leedahay-wax-ka-qabashada-takoorka-ka-dhanka-ah-dadka-laga-tirada-badan-yahay-iyo-kooxaha-la-haybsooco/#respond Sun, 04 Aug 2024 19:41:36 +0000 https://galja.so/?p=299 Galkacyo -Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA), oo kaashanaya Xafiiska Taageerada QM ee UNSOM gaar ahaan xafiiska Xuquuqda Aadanaha iyo Hay’adda UNICEF, ayaa maanta soo qabanqaabiyay tababar labo maalmood soconaya oo ay ka qeybgalayaan 25 suxufi oo ka mid Wariyaasha ka howlgala Gobolka Mudug. Tababarkan ayaa waxaa diiradda lagu saarayo doorka Warbaahintu ku leedahay wax ka qabashada […]

The post Galkacyo 25 Suxufi oo loogu qabtay tababar ku saabsan doorka Warbaahintu ku leedahay wax ka qabashada Takoorka ka dhanka ah dadka laga tirada badan yahay iyo kooxaha la haybsooco. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Galkacyo -Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA), oo kaashanaya Xafiiska Taageerada QM ee UNSOM gaar ahaan xafiiska Xuquuqda Aadanaha iyo Hay’adda UNICEF, ayaa maanta soo qabanqaabiyay tababar labo maalmood soconaya oo ay ka qeybgalayaan 25 suxufi oo ka mid Wariyaasha ka howlgala Gobolka Mudug.

Tababarkan ayaa waxaa diiradda lagu saarayo doorka Warbaahintu ku leedahay wax ka qabashada Takoorka ka dhanka ah dadka laga tirada badan yahay iyo kooxaha la haybsooco.

Tababarka waxaa ka soo qeybgalay Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Galmudug, Maxamuud Cismaan Cabdulle, Gudoomiye kuxigeenka Maamulka Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi Agaasimaha guud wasaaradda Gargaarka Galmudug Maxamed Cabdullaahi Wardheere , Taliyaha booliska degmada Galkacyo Cali Xersi Sahal, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka mudug Maymuun Cali Geyfane iyo masuuliyiin kale.

Ugu horeyn, Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Galmudug Maxamuud Cismaan Cabdulle ayaa soo dhaweeyay wariyaasha iyo ka qeybgalayaasha shirka Isagoo ka hadlayay ahmiyadda uu leeyahay tababarkaan waxa uuna ku booriyayay wariyaasha gobolka mudug in ay ka faaiideystaan tababarkan aynatahay in wariyaasha ay dabaqaan waxyaabaha ay ku bartaan tabarkaan.

Tababarkan waxaa daah-furay Gudoomiye kuxigeenka degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi Wuxuu sheegay in warbaahinta iyo boolisku ay muhiim tahay in ay isla fahmaan xorriyadda hadalka, ayna lagama maarmaan tahay in la kobciyo aqoonta wariyaasha si bulshada waxbadan looga badalo gudoomiyaha ayaa sidoo kale uga mahadceliyay Ururka Saxafiyiinta Galmudug (GALJA), Xafiiska UNSOM iyo UNICEF oo iska kaashaday qabsoomida tababarkan.

The post Galkacyo 25 Suxufi oo loogu qabtay tababar ku saabsan doorka Warbaahintu ku leedahay wax ka qabashada Takoorka ka dhanka ah dadka laga tirada badan yahay iyo kooxaha la haybsooco. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2024/08/04/galkacyo-25-suxufi-oo-tababar-ku-saabsan-doorka-warbaahintu-ku-leedahay-wax-ka-qabashada-takoorka-ka-dhanka-ah-dadka-laga-tirada-badan-yahay-iyo-kooxaha-la-haybsooco/feed/ 0 299
Ururka Suxufiyiinta Galmudug waxa uu u taaganyahay difaacida xaquuqda suxufiyiinta. https://galja.so/2024/08/03/ururka-suxufiyiinta-galmudug-waxa-uu-u-taaganyahay-difaacida-xaquuqda-suxufiyiinta/ https://galja.so/2024/08/03/ururka-suxufiyiinta-galmudug-waxa-uu-u-taaganyahay-difaacida-xaquuqda-suxufiyiinta/#respond Sat, 03 Aug 2024 13:18:42 +0000 https://galja.so/?p=290 Ururka Suxufiyiinta Galmudug -Galja waxa uu markasta u taaganyahay difaaca iyo u qareemida xaquuqda Wariyaasha iyo warbaahinta Galmudug. Ururka Suxufiyiinta Galmudug -Galja Waxa uu ka soo horjeeda waxkasta oo lid ku ah xoriyada iyo madaxbanaanida hadalka, goobkasta iyo goorkasta. midnimada iyo wada jirka warbaahinta madaxa banaan waa mida kaliya ee xoojineysa madaxbanaanida iyo xoriyada saxaafada.

The post Ururka Suxufiyiinta Galmudug waxa uu u taaganyahay difaacida xaquuqda suxufiyiinta. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Ururka Suxufiyiinta Galmudug -Galja waxa uu markasta u taaganyahay difaaca iyo u qareemida xaquuqda Wariyaasha iyo warbaahinta Galmudug.

Ururka Suxufiyiinta Galmudug -Galja Waxa uu ka soo horjeeda waxkasta oo lid ku ah xoriyada iyo madaxbanaanida hadalka, goobkasta iyo goorkasta.

midnimada iyo wada jirka warbaahinta madaxa banaan waa mida kaliya ee xoojineysa madaxbanaanida iyo xoriyada saxaafada.

The post Ururka Suxufiyiinta Galmudug waxa uu u taaganyahay difaacida xaquuqda suxufiyiinta. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2024/08/03/ururka-suxufiyiinta-galmudug-waxa-uu-u-taaganyahay-difaacida-xaquuqda-suxufiyiinta/feed/ 0 290
Galmudug Journalists Association (GALJA) Conducts Freedom of Speech Training for Journalists and Police in Dhuusamareeb. https://galja.so/2024/07/18/galmudug-journalists-association-galja-conducts-freedom-of-speech-training-for-journalists-and-police-in-dhuusamareeb/ https://galja.so/2024/07/18/galmudug-journalists-association-galja-conducts-freedom-of-speech-training-for-journalists-and-police-in-dhuusamareeb/#respond Thu, 18 Jul 2024 14:02:27 +0000 https://galja.so/?p=283 Galmudug Journalists Association (GALJA) Conducts Freedom of Speech Training for Journalists and Police in Dhuusamareeb. Dhuusamareeb, 10 June 2024 – The Galmudug Journalists Association (GALJA), in collaboration with the UN Support Office of UNSOM, particularly the Office of Human Rights, and UNICEF, launched a two-day training session today. The event, attended by 25 journalists and […]

The post Galmudug Journalists Association (GALJA) Conducts Freedom of Speech Training for Journalists and Police in Dhuusamareeb. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Galmudug Journalists Association (GALJA) Conducts Freedom of Speech Training for Journalists and Police in Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb, 10 June 2024 – The Galmudug Journalists Association (GALJA), in collaboration with the UN Support Office of UNSOM, particularly the Office of Human Rights, and UNICEF, launched a two-day training session today. The event, attended by 25 journalists and several members of the Galmudug Police, aims to promote freedom of expression and foster collaboration between media professionals and security forces.

The training session was graced by the presence of Mohamud Osman Abdulle, Secretary of the Galmudug Journalists Association, alongside ministers, members of the Galmudug Parliament, journalists, and the police.

In his opening remarks, Secretary Abdulle warmly welcomed the participants, highlighting the critical importance of protecting freedom of the press. He emphasized that moving forward, there will be seamless communication and cooperation between journalists and the police, underscoring the need to safeguard press freedom.

The event was officially inaugurated by Galmudug Deputy Minister of Information, Hussein Hersi Farah. In his speech, Minister Farah stressed the necessity for both the media and the police to have a mutual understanding of the principles of freedom of speech. He called for enhanced efforts to develop and uphold this freedom, which is vital for a transparent and informed society. Minister Farah also expressed his gratitude to GALJA, the UNSOM Office, and UNICEF for their instrumental roles in organizing this crucial training session.

The training covered various topics including the legal frameworks governing freedom of expression, the role of media in a democratic society, and strategies for effective communication between journalists and security forces. Interactive workshops and panel discussions were held to facilitate practical learning and exchange of experiences.

Participants engaged in group activities that simulated real-life scenarios, helping to build trust and understanding between journalists and police officers. This hands-on approach was designed to foster a cooperative environment where both parties can learn to respect each other’s roles and responsibilities.

This initiative marks a significant step towards strengthening the relationship between journalists and law enforcement in Galmudug, ensuring that both parties can work together harmoniously to promote and protect the fundamental right to freedom of expression. The collaboration between GALJA, UNSOM, and UNICEF highlights a committed effort to uphold human rights and support the development of a free and independent press in the region. fundamental right to freedom of expression.

The post Galmudug Journalists Association (GALJA) Conducts Freedom of Speech Training for Journalists and Police in Dhuusamareeb. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2024/07/18/galmudug-journalists-association-galja-conducts-freedom-of-speech-training-for-journalists-and-police-in-dhuusamareeb/feed/ 0 283
Xog-hayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug Mohamud Osman Abdulle iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa Maanta Tabar Ku saabsan Tiiraanyo Bixinta uga Furay Wariyaasha Ka howlgala Magaalada madaxda Galamudug Dhuusamareeb. https://galja.so/2023/01/02/xog-hayaha-ururka-suxufiyiinta-galmudug-mohamud-osman-abdulle-iyo-wasiirka-wasaaradda-warfaafinta-dhaqanka-iyo-dalxiiska-galmudug-abshir-cabdi-shiikhow-ayaa-maanta-tabar-ku-saabsan-tiiraanyo-bixinta-u/ https://galja.so/2023/01/02/xog-hayaha-ururka-suxufiyiinta-galmudug-mohamud-osman-abdulle-iyo-wasiirka-wasaaradda-warfaafinta-dhaqanka-iyo-dalxiiska-galmudug-abshir-cabdi-shiikhow-ayaa-maanta-tabar-ku-saabsan-tiiraanyo-bixinta-u/#respond Mon, 02 Jan 2023 12:12:29 +0000 https://galja.so/?p=267 Xog-hayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug Mohamud Osman Abdulle iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa Maanta Tabar Ku saabsan Tiiraanyo Bixinta uga Furay Wariyaasha Ka howlgala Magaalada madaxda Galamudug Dhuusamareeb. Tabarkaan ayaa Waxaa soo Agaasimay SWJO. Wariyaasha ayaa ah Kuwa ugu badan oo ay saameyso Tiiraanyada , taas oo Ka timaada […]

The post Xog-hayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug Mohamud Osman Abdulle iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa Maanta Tabar Ku saabsan Tiiraanyo Bixinta uga Furay Wariyaasha Ka howlgala Magaalada madaxda Galamudug Dhuusamareeb. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Xog-hayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug Mohamud Osman Abdulle iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa Maanta Tabar Ku saabsan Tiiraanyo Bixinta uga Furay Wariyaasha Ka howlgala Magaalada madaxda Galamudug Dhuusamareeb.

Tabarkaan ayaa Waxaa soo Agaasimay SWJO.

Wariyaasha ayaa ah Kuwa ugu badan oo ay saameyso Tiiraanyada , taas oo Ka timaada dhinacyo Kala Duwan sida , Dilalka , Qaraxyada , Xabsiyada , Handadaada IWM.

Tabarkaan ayaa wariyaasha waxa Uu u leeyahay muhiimad gaar ah waayo Inta badan wariyaasha ayaa ah Kuwa soo tabiya dhibaatada ka dhaca Gudaha dalka..

Sawiro

The post Xog-hayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug Mohamud Osman Abdulle iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Abshir Cabdi Shiikhow ayaa Maanta Tabar Ku saabsan Tiiraanyo Bixinta uga Furay Wariyaasha Ka howlgala Magaalada madaxda Galamudug Dhuusamareeb. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2023/01/02/xog-hayaha-ururka-suxufiyiinta-galmudug-mohamud-osman-abdulle-iyo-wasiirka-wasaaradda-warfaafinta-dhaqanka-iyo-dalxiiska-galmudug-abshir-cabdi-shiikhow-ayaa-maanta-tabar-ku-saabsan-tiiraanyo-bixinta-u/feed/ 0 267
Xog-hayaha guud GALJA ayaa Magacaabay xunaha golaha Fulinta Ururka Suxufiyiinta Galmudug. https://galja.so/2022/09/23/xog-hayaha-guud-galja-ayaa-magacaabay-xunaha-golaha-fulinta-ururka-suxufiyiinta-galmudug/ https://galja.so/2022/09/23/xog-hayaha-guud-galja-ayaa-magacaabay-xunaha-golaha-fulinta-ururka-suxufiyiinta-galmudug/#respond Fri, 23 Sep 2022 10:44:57 +0000 https://galja.so/?p=263 The post Xog-hayaha guud GALJA ayaa Magacaabay xunaha golaha Fulinta Ururka Suxufiyiinta Galmudug. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
XUBNAHA-FULINTA-GALJADownload

The post Xog-hayaha guud GALJA ayaa Magacaabay xunaha golaha Fulinta Ururka Suxufiyiinta Galmudug. appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2022/09/23/xog-hayaha-guud-galja-ayaa-magacaabay-xunaha-golaha-fulinta-ururka-suxufiyiinta-galmudug/feed/ 0 263
Isutagga Suxufiiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo hambalyeyay ururka GALJA https://galja.so/2022/09/12/isutagga-suxufiiinta-soomaaliyeed-ee-fesoj-oo-hambalyeyay-ururka-galja/ https://galja.so/2022/09/12/isutagga-suxufiiinta-soomaaliyeed-ee-fesoj-oo-hambalyeyay-ururka-galja/#respond Mon, 12 Sep 2022 09:42:22 +0000 https://galja.so/?p=244 Isutagga Suxufiiinta Soomaaliyeed ee FESOJ waxaa uu hambalyaynayaa Suxufiyiinta Galmudug oo samaysatay Urur madax banaan oo ka shaqeeya danahooda ee Dawlad goboleedka Galmudug. Xoghayaha guud ee ururka FESOJ Faarax Cumar iyo Gudoomiye Abaadir Cabduqaadir ayaa muujiyay inay garab taagan yihiin suxufiyiinta Galmudug ee dhistay urur ayaga ay leeyihiin. Madaxda FESOJ ayaa guul u rajeeyay hoggaanka […]

The post Isutagga Suxufiiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo hambalyeyay ururka GALJA appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Isutagga Suxufiiinta Soomaaliyeed ee FESOJ waxaa uu hambalyaynayaa Suxufiyiinta Galmudug oo samaysatay Urur madax banaan oo ka shaqeeya danahooda ee Dawlad goboleedka Galmudug.

Xoghayaha guud ee ururka FESOJ Faarax Cumar iyo Gudoomiye Abaadir Cabduqaadir ayaa muujiyay inay garab taagan yihiin suxufiyiinta Galmudug ee dhistay urur ayaga ay leeyihiin.

Madaxda FESOJ ayaa guul u rajeeyay hoggaanka la doortay ee Ururka Suxufiiyiinta Galmudug ee kala ah:

Xoghaya Guud Maxamuud Cusmaan Cabdulle, Guddoomiyaha Ururka Axmed Cabdullaahi Cali, Guddomiye Kuxigeen Ayaanle Cabdullahi

The post Isutagga Suxufiiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo hambalyeyay ururka GALJA appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2022/09/12/isutagga-suxufiiinta-soomaaliyeed-ee-fesoj-oo-hambalyeyay-ururka-galja/feed/ 0 244
NUSOJ oo soo dhawaysay ururka GALJA https://galja.so/2022/09/05/nusoj-oo-soo-dhawaysay-ururka-galja/ https://galja.so/2022/09/05/nusoj-oo-soo-dhawaysay-ururka-galja/#respond Mon, 05 Sep 2022 08:21:21 +0000 https://galja.so/?p=198 Ururka qaranka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee (NUSOJ) wuxuu hambalyo u dirayaa hogaanka iyo xubnaha ururka saxafiiinta Galmudug ee (GALJA).Xubnaha NUSOJ waxay guul iyo horumar u rajaynayaan hogaanka cusub ee GALJA, waxayna u xaqiijinayaan inay wada shaqayn dhow la yeelan doonaan.NUSOJ waxaa kale oo ay bogaadinaysaa guddiga qaban qaabada shirweynaha weriyeyaasha Galmudug ee 25kii Agoosto lagu soo […]

The post NUSOJ oo soo dhawaysay ururka GALJA appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Ururka qaranka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee (NUSOJ) wuxuu hambalyo u dirayaa hogaanka iyo xubnaha ururka saxafiiinta Galmudug ee (GALJA).
Xubnaha NUSOJ waxay guul iyo horumar u rajaynayaan hogaanka cusub ee GALJA, waxayna u xaqiijinayaan inay wada shaqayn dhow la yeelan doonaan.
NUSOJ waxaa kale oo ay bogaadinaysaa guddiga qaban qaabada shirweynaha weriyeyaasha Galmudug ee 25kii Agoosto lagu soo gabagabeeyey magaalada Dhuusamareeb iyo cid kasta oo dadaal ku bixisay dhismaha ururka iyo doorashadii hufnayd ee lagu doortay hogaanka GALJA.

The post NUSOJ oo soo dhawaysay ururka GALJA appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2022/09/05/nusoj-oo-soo-dhawaysay-ururka-galja/feed/ 0 198
Ururka suxufiyiiinta Galmudug oo doortay hogaan cusub https://galja.so/2022/09/05/ururka-suxufiyiiinta-galmudug-oo-doortay-hogaan-cusub/ https://galja.so/2022/09/05/ururka-suxufiyiiinta-galmudug-oo-doortay-hogaan-cusub/#respond Mon, 05 Sep 2022 08:19:04 +0000 https://galja.so/?p=196 Ururka suxufiyiiinta Galmudug oo doortay hogaan cusub. 25 -2022 Shirweynihii Koowaad ee Ururka Suxufiyiinta Galmudug ee GALJA ayaa Maantay lagu doortay hoggaan cusub oo Kumeel gaar ah. Ergooyinka 30 xubnood oo ka kala yimid Degmooyinka Galmudug ayaa doortay xubnaha hogaanka ururka oo mudo sanad ah hogaamin doona Ururka suxufiyiinta Galmudug, Xubnaha la doortay ayaa kala […]

The post Ururka suxufiyiiinta Galmudug oo doortay hogaan cusub appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Ururka suxufiyiiinta Galmudug oo doortay hogaan cusub.

25 -2022 Shirweynihii Koowaad ee Ururka Suxufiyiinta Galmudug ee GALJA ayaa Maantay lagu doortay hoggaan cusub oo Kumeel gaar ah. Ergooyinka 30 xubnood oo ka kala yimid Degmooyinka Galmudug ayaa doortay xubnaha hogaanka ururka oo mudo sanad ah hogaamin doona Ururka suxufiyiinta Galmudug, Xubnaha la doortay ayaa kala ah gudoomiyaha Ururka oo loo doortay Axmed Cabdulaahi cali (Taakilo) Gudoomiye ku xigeenka ayaa loo doortay Ayaanle Cabdulaahi jaamac halka Xoghayaha guud ee ururka loo doortay Maxamuud Cismaan Cabdille (Beerey) Dhinaca kale Ergada Ururka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay Xeerka Ururka ,Magaca iyo Astaanta cusub ee ururka.

Shirweynaha Ururka oo socday 22 ilaa 25 Bisha waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ,Xildhibaan Canab Cusuble ,Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdirisaaq Mire Dhoore iyo xubno qeybaha kala duwan ee bulshada yaridka.

“Sharaf ayey noo tahay in nalagu aamino Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Galmudug waxaan xooga saaraynaa in mudada kooban ee naloo igmaday aan wax badan ka qabano howlaha baaxada leh ee na horyaala,dhammaan xubanaha ururka waxaan ka codsanaynaa inay si buuxda noola shaqeeyaan ” ayuu yiri Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta GALJA Axmed Cabdulaahi Cali Taakilo

The post Ururka suxufiyiiinta Galmudug oo doortay hogaan cusub appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2022/09/05/ururka-suxufiyiiinta-galmudug-oo-doortay-hogaan-cusub/feed/ 0 196
Warsaxaafadeed 31-Agoosto-2022 https://galja.so/2022/09/05/warsaxaafadeed-31-agoosto-2022-2/ https://galja.so/2022/09/05/warsaxaafadeed-31-agoosto-2022-2/#respond Mon, 05 Sep 2022 08:17:04 +0000 https://galja.so/?p=194 Warsaxaafadeed 31-Agoosto-2022 Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug ayaa ugu horeeyn soo dhaweeyneysa Ururka Suxufiyiinta Madaxabanaan ee Galmudug (Galmudug Journalists Association) hogaan kooda cusub dhawaan lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb Caasimada Galmudug. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Ahmed Shire Mohamud Falagle ayaa soo dhaweeyay doorashada hogaanka cusub ee Ururka Suxufiinta Galmudug GALJA. Wasaaradda Warfaafinta […]

The post Warsaxaafadeed 31-Agoosto-2022 appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
Warsaxaafadeed 31-Agoosto-2022

Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug ayaa ugu horeeyn soo dhaweeyneysa Ururka Suxufiyiinta Madaxabanaan ee Galmudug (Galmudug Journalists Association) hogaan kooda cusub dhawaan lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb Caasimada Galmudug.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Ahmed Shire Mohamud Falagle ayaa soo dhaweeyay doorashada hogaanka cusub ee Ururka Suxufiinta Galmudug GALJA.

Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug waxa ay markasta u taagantahay hormarinta Warbaahinta Madaxabanaan iyo tan dowladaba iyo sidii loo dhameystiri lahaa baahiyaha kala duwan ee Warbaahineed ee ka jira guud ahaan deegaanada Galmduug.

Sidoo kale Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa ku boorisay dhammaan Hay’adaha iyo Ururada Taageera Warbaahinta iyo Wariyaasha in ay la shaqeeyaan Ururkan GALJA oo ah Urur ay ku midoobeen Wariyaasha iyo Warbaahinta Galmudug.

Ugu danbeyntii waxaan bogaadinaynaa dhammaan cidkasta oo gacan ka geystay dhismaha Ururka Suxufiinta Galmudug waxaana ugu baaqayaa GALJA in ay qeyb ka qaataan dowlada dhiska Galmudug iyo barbaarinta iyo hanuininta Shacabka Galmudug

The post Warsaxaafadeed 31-Agoosto-2022 appeared first on Galmudug Journalists Association GALJA.

]]>
https://galja.so/2022/09/05/warsaxaafadeed-31-agoosto-2022-2/feed/ 0 194